By using XAQIIQ’s website and services, you agree to the following terms:
- XAQIIQ provides property and land verification services to help clients make informed decisions.
- Clients must provide accurate and truthful information and documents.
- While we work to verify all information professionally, XAQIIQ cannot guarantee future legal disputes or government decisions related to any property.
- All client information and documents are handled confidentially.
- Payments for services must be completed as agreed before final reports are delivered.
- XAQIIQ is not responsible for losses caused by false information provided by third parties.
By using our services, you agree to these Terms & Conditions.
Shuruudaha & Xeerarka
Markaad isticmaasho website-ka iyo adeegyada XAQIIQ, waxaad ogolaaneysaa qodobadan:
- XAQIIQ waxay bixisaa adeegyo xaqiijinta dhulka iyo hantida si ay uga caawiso macaamiisha go’aan sax ah.
- Macaamiishu waa inay bixiyaan xog iyo dukumentiyo sax ah.
- Inkastoo aan si xirfad leh u xaqiijino xogta, XAQIIQ ma dammaanad qaadi karto murano mustaqbalka dhaca ama go’aanno dowladeed.
- Dhammaan xogta iyo dukumentiyada macaamiisha si sir ah ayaa loo ilaaliyaa.
- Lacag bixinta adeegyada waa in la dhammeeyaa sida lagu heshiiyey.
- XAQIIQ masuul kama aha khasaaraha ka yimaada xog khaldan oo dhinacyo kale bixiyeen.
Adigoo adeegsanaya adeegyadeena, waxaad ogolaaneysaa Shuruudahan & Xeerarkan.