At XAQIIQ, your privacy and trust are extremely important to us. We are committed to protecting all personal information, property documents, and verification details shared with our company.
When using our services, we may collect information such as your name, phone number, email address, identification documents, property documents, seller information, and property location details. This information is used strictly for property and land verification purposes.
XAQIIQ uses your information to:
All information and documents shared with XAQIIQ are handled with strict confidentiality and protected using secure systems and professional procedures. We do not sell, rent, or misuse customer information.
Your information may only be shared when legally necessary with trusted professionals, legal authorities, or government agencies involved in the verification process.
By using our website and services, you agree to the terms outlined in this Privacy Policy.
If you have any questions regarding your privacy or our services, please contact XAQIIQ directly.
XAQIIQ waxay si weyn u ilaalisaa asturnaanta iyo kalsoonida macaamiisheeda. Waxaan ka go’an tahay ilaalinta dhammaan xogta gaarka ah, dukumentiyada hantida, iyo macluumaadka xaqiijinta ee nala wadaagto.
Markaad isticmaasho adeegyadeena, waxaan uruurin karnaa xog ay kamid yihiin magacaaga, lambarka telefoonka, emailka, aqoonsiga shaqsiga, dukumentiyada dhulka ama hantida, xogta iibiyaha, iyo goobta hantida. Xogtan waxaa loo isticmaalaa oo keliya ujeedooyinka xaqiijinta dhulka iyo hantida.
XAQIIQ waxay xogtaada u isticmaashaa:
Dhammaan xogta iyo dukumentiyada lala wadaago XAQIIQ waxaa loo maareeyaa si sir ah waxaana lagu ilaaliyaa nidaamyo amni iyo habab xirfadeed. Ma iibino mana kirayno xogta macaamiisha.
Xogtaada waxaa lala wadaagi karaa oo keliya marka sharci ahaan loo baahdo iyadoo lala shaqeynayo xirfadlayaal, hay’adaha sharciga, ama dowladda ee ku lug leh xaqiijinta.
Adigoo adeegsanaya website-keena iyo adeegyadeena, waxaad ogolaaneysaa qodobada ku xusan Siyaasaddan Asturnaanta.
Haddii aad qabto wax su’aalo ah oo ku saabsan asturnaantaada ama adeegyadeena, fadlan si toos ah ula xiriir XAQIIQ.