Iibsashada dhul ama hanti ku taal Mogadishu waxay noqon kartaa mid kamid ah maalgashiyada ugu waaweyn noloshaada — balse haddii aan si sax ah loo xaqiijin, waxay sidoo kale noqon kartaa khatar weyn. Xaqiiq waxaa loo aas aasay inay dadka ka ilaaliso khiyaanooyinka dhulka, dukumentiyada been abuurka ah, murannada lahaanshaha, iyo khaladaadka qaali ku noqda dadka ka hor inta aysan wax lacag ah bixin.
Waxaan bixinnaa adeegyo xirfadaysan oo xaqiijinta dhulka iyo hantida ah kuwaas oo ku siinaya kalsooni buuxda oo ku saabsan maalgashigaaga. Kooxdeennu waxay si taxaddar leh u baaraysaa dukumentiyada lahaanshaha, xaqiijinta aqoonsiga iibiyaha, hubinta sharciyadda hantida, xaqiijinta xogta dhulka, iyo ogaanshaha khatar kasta oo suuragal ah si aad u gaarto go’aan sax ah adigoo niyad deggan.
Dad badan ayaa lumiya lacagtooda sababtoo ah waxay aamminaan qof qaldan ama aysan hubin xaqiiqda dhabta ah ee heshiiska hantida ay iibsanayaan. Xaqiiq waxay u taagan tahay inay hubiso in arrintaas aysan adiga kugu dhicin.
Haddii aad joogto gudaha dalka ama aad dibadda ka maalgelinayso, waxaan kaa caawineynaa inaad si ammaan ah, sharci ah, oo walwal la’aan ah u iibsato dhul ama hanti. Kahor inta aadan maalgelin lacagtaada adag, u daa Xaqiiq inay kuu xaqiijiso runta.
Badbaadadaada waa mudnaanteenna. Kalsoonidaadu waa sumcaddeenna.
Buying land or property in Mogadishu can be one of the biggest investments of your life — but without proper verification, it can also become one of the biggest risks. At Xaqiiq, we exist to protect buyers from fraud, fake documents, ownership disputes, and costly mistakes before any money changes hands.
We provide professional property and land verification services that give you complete confidence in your investment. Our team carefully investigates ownership records, verifies seller identity, checks legal documents, confirms property details, and identifies potential risks so you can move forward with certainty and peace of mind.
Too many people lose money because they trusted the wrong seller or failed to verify the truth behind a property deal. Xaqiiq is here to make sure that never happens to you.
Whether you are living locally or investing from abroad, we help you buy safely, securely, and without stress. Before you invest your hard-earned money, let Xaqiiq verify the truth for you.
Your safety is our priority. Your trust is our reputation.
Verify first. Invest with confidence. Contact Xaqiiq today.
CONTACT US NOW
NALA SOO XARIIRTO HADA
+252613728216
CLICK BELOW TO SPEAK TO US
⇩
www.xaqiq.com